『Cambaarayn xooggan oo ka dhalatay qorshaha cusub ee socdaalka ee uu soo bandhigay Angus Taylor』のカバーアート

Cambaarayn xooggan oo ka dhalatay qorshaha cusub ee socdaalka ee uu soo bandhigay Angus Taylor

Cambaarayn xooggan oo ka dhalatay qorshaha cusub ee socdaalka ee uu soo bandhigay Angus Taylor

無料で聴く

ポッドキャストの詳細を見る
Hoggaamiyaha mucaaradka, Angus Taylor, ayaa qeexay qorshihiisa uu dalka kaga saarayo soo-galootiga haddii aysan muujin waxa uu ugu yeeray "qiyamka Australia." Taylor ayaa si gaar ah u beegsaday qaxootiga Falastiiniyiinta ah ee magangalyada ka raadsanaya dalkan.
adbl_web_anon_alc_button_suppression_t1
まだレビューはありません