『Griig-ga oo ku biiraya dalalka carruurta ka mamnuucaya baraha bulshada』のカバーアート

Griig-ga oo ku biiraya dalalka carruurta ka mamnuucaya baraha bulshada

Griig-ga oo ku biiraya dalalka carruurta ka mamnuucaya baraha bulshada

無料で聴く

ポッドキャストの詳細を見る
Giriigga ayaa hadda soo jeediyey in carruurta ka yar 15 sano laga mamnuuco baraha bulshada. Giannis Bittis ayaa aaminsan in ay tallaabadani go'doomin doonto jiilkiisa, isagoo sharraxaya saameynta ay ku yeelan karto saaxiibtinimada carruurta.
adbl_web_anon_alc_button_suppression_t1
まだレビューはありません