『Xanuunada dhimirka iyo Autismka - Somali』のカバーアート

Xanuunada dhimirka iyo Autismka - Somali

Xanuunada dhimirka iyo Autismka - Somali

無料で聴く

ポッドキャストの詳細を見る

今ならプレミアムプランが3カ月 月額99円

2026年5月12日まで。4か月目以降は月額1,500円で自動更新します。

概要

Waa maxay sababaha keenay autismka in uu ku dhaco carruur badan oo soomaali ah.

Sanadadii u danbeeyay waxa autism laga helay carruur aad u tiro badan oo soomaali ah. Waxaan barnaamijka ku cusunay waalid soomaaliyeed, waalidkaas oon ka wareysan doono sababo ay u maleynayaan in ay keeni karto autismka.

Waxaan sidoo kale wareysan doonaa DR. Faadumo Sh. Cali oo aad ula soo shaqeysay dadka uu ku dhacay cudurada dhimirka iyo sidoo kale dadka aadka u liita ee u baahan caawimaada dhanka nolosha.

Youtube ka dawo:

https://www.youtube.com/watch?v=hqoEaGr6waw

adbl_web_anon_alc_button_suppression_c
まだレビューはありません