エピソード

  • Uber oo kordhisay qiimaha safarka, shidaalka qaaliga ah awgii
    2026/04/16
    Rakaabka Uber-ka ee guud ahaan Australia, ayaa lagu soo rogey lacag dheeraad ah oo dhan shan senti (5c) halkii kiiloomitirba, laga bilaabo 15-kii April ilaa 8-da bisha Juun. Wax ka ogow sababta.
    続きを読む 一部表示
    7 分
  • SBS News Somali:Warka Af-Soomaaliga 16 April 2026
    2026/04/16
    Dab ayaa qabsaday mid ka mid ah labadii wershadood ee ugu dambeeyey Australia ee shidaalka sifeeya.
    続きを読む 一部表示
    5 分
  • Cambaarayn xooggan oo ka dhalatay qorshaha cusub ee socdaalka ee uu soo bandhigay Angus Taylor
    2026/04/16
    Hoggaamiyaha mucaaradka, Angus Taylor, ayaa qeexay qorshihiisa uu dalka kaga saarayo soo-galootiga haddii aysan muujin waxa uu ugu yeeray "qiyamka Australia." Taylor ayaa si gaar ah u beegsaday qaxootiga Falastiiniyiinta ah ee magangalyada ka raadsanaya dalkan.
    続きを読む 一部表示
    12 分
  • SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga Arbaco 15 2026
    2026/04/15
    Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka ee maanta
    続きを読む 一部表示
    11 分
  • Griig-ga oo ku biiraya dalalka carruurta ka mamnuucaya baraha bulshada
    2026/04/14
    Giriigga ayaa hadda soo jeediyey in carruurta ka yar 15 sano laga mamnuuco baraha bulshada. Giannis Bittis ayaa aaminsan in ay tallaabadani go'doomin doonto jiilkiisa, isagoo sharraxaya saameynta ay ku yeelan karto saaxiibtinimada carruurta.
    続きを読む 一部表示
    10 分
  • Dayax-gacmeedkii Artems 2 oo dayaxa kusoo wareegey dhulkana kusoo noqday
    2026/04/14
    Cirbixiyeennadii Artemis 2 ee hay’adda NASA ayaa dib ugu soo laabtay dhulka, ka dib markii ay taariikh cusub ka dhigeen socdaalkoodii ay ku tageen dhabarka dambe ee dayaxa.
    続きを読む 一部表示
    7 分
  • India oo tiro-koobeysa 1.4 billion oo of
    2026/04/14
    Dalka India ayaa qorshaynaya inuu qabto tirakoobkii ugu weynaa ee ka dhaca aduunka, kaas oo lagu tirinayo dad tiradooda lagu qiyaasay 1.4 bilyan oo qof (hal bilyan iyo afar boqol oo kun oo qof)
    続きを読む 一部表示
    6 分
  • SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Isniin 13 April 2026
    2026/04/13
    Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka ee Isniin 13 April 2026
    続きを読む 一部表示
    5 分